Maxaa ka hor taagan Afrika in ay kobciso dhaqaalaheeda?

Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika

Shirweynaha Bankiga Horumarinta Afrika

Afrika waxa ay haysataa waxa walba oo ay u baahneyd si ay wax uga beddesho una kobciso dhaqaalaheeda balse waxa ay wajaheysaa caqabado adag oo ay ka mid yihiin qaab-dhismeedka maaliyadeed ee caalamiga ah oo mararka qaar aan qaarada u daneyneyn, sida ay yiraahdeen hoggaamiyeyaasha toddobaadkan isugu yimid Nairobi si ay uga qaybgalaan shirka sannadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.

Madaxa Xafiiska VOA ee Nairobi Mariama Diallo ayaa warbixintan inoo diyaarisay. Falastin Axmed Iman ayaa soo jeedineysa.

Xigasho: VOA


Raad Media

Previous Post Next Post