Caaisha Aabaheed Oo Sheegay In La Sii Deynayo Raggi gabadhiisa Ugaystay Kufsiga Iyo Dilka

Caaisha oo ahayd gabar dhawr iyo toban jir ah oo lagu kufsaday magaalada gaalkacyo ka dibna la dilay ayaa waxaa jiray rag dhawr ahaa oo loo soo xiray in ay ka danbeeyeen falka foosha xun ee lagula kacay gabadha dada yar.



Caaisha aabaheed oo u warramay idaacadda voa laanteeda afka soomaaliga ayaa sheegay in inta badan la sii daayay raggi ka danbeeyey kufsiga gabadha. hoos ka dhagayso waraysiga caaisho aabaheed.



Raad Media

Previous Post Next Post