Diyaaradaha kaligood duula ee loo yaqaana daroneska ayaa waxaa lagu eedeeyey in ay soomaaliya ku laayeen dad shacab ah oo guryahooda iyo deegaanadooda iska joogay. Warbixin ay soo saartay hay'adda Amnest international ayaa si kulul u eedeysay mareekanka iyo diyaaradihiisa bilaa duuliyayaasha ah.
Cabdullaahi sheekh xasan oo ah cilmibaare soomaaliya u qaabilsan amnest international ayaa bbcda laanteeda afka soomaaliga uga warramay warbixinta ay hay'adda soo saartay.
Halkaan dhagayso waraysiga